Sunday, November 29, 2015

Waxaan layabanahay in walalahayga somaliyed garan la yihiin sinaanta beelaha waa layaab in beelaha somaliyed aminsan yihiin in beelkasta ka awood badantahay beelaha kale anagoo leh cilmi iyo waaya aragnimo 30
jirsatay maxaan ka baranay halagii kadhacay dalkena 1980kii ayaan galnay
dagaal sokeeye wali ma beel baa aaminsan in ay dagaal sokeeye ku gaara
yaan horumar waxan ogahay in aysan jirin beel aan ogayn cawaqib xumada dagal sokeye waxan kaloo ogahay beeshii isla weyni iyo kibir ku dhaqaqda in ay ka dhaxli doonto dhibato ugara hadaba dabka munafuq shido mumin baa ku gubta layiriye hadii kuligeen midba mar munaafuq noqdo marna mumin sow masiibadu cagta na wada marin mayso maxaa
naga haraya arintan maaha in ay sii socoto waa in ay naga dhamata oo aan
ka gudubnaa beel wax ismoodka oo aan garanaa in aan nahay beelo walaalo ah oo sinaan isku tixgaliya intaas markan helno ilahay ayaa inta kale dariiqeedi natusi doona insha allah

Farhan cirro MAHADSANIDII

No comments:

Post a Comment