Waxa layaab ah in xeebta somalia ay iska noqotay meel halaq mareen ah dunido dhan ay usoo kalumaysi tagto qaarna ay macdan kalabaxan bada ayadoo aan ognahay in dowladu leedahay ciida ayadoo aan ognahay in maamul goboledyadu leeyihiin ciidan ganacsataduna leeyihiin doomo waaweyn iyo yar yar ayadoo aan ognahay in doowladu ay dadka shacabka doomaha ka codasan karto si kumeelgara in dalka lagu difaaco hubna lasaaro si looga qabto kuwa caadaystay in ay ku xadgubaan badeena aaway barnaamijkii iskaa wax uqabso aaway dowladii howshan utaalay aaway kaluumaysatadii aaway aqoon yahanadii manala sixray macquulmaha inaan kuligeen dhiig laawayaal wada noqono
link kiga aan kor soo dhigay waa mid kahadlaya mucjisooyin somalia xeebaheda bari lagu arkay hadaba madama howshan aynoo taal fadhiba nooyaal somaliyey
anigu waxan aminsanahay dagaalkii sokeye maahayn mid anaga nagu koobna ee dowlado shisheeye ayaa wax ka abaabulay waxay ahaydba anigu dooni maayo in faraca iga haray iyo faracooda dhibkan ayku nooladaan ku saxariiran waa in aan arintan soo afjarnaa
MAHADSANIDIIN
By;Farhan cirro


